Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland oo gaaray Boosaaso.[Video/Masawiro]
(November 17, 2021)
Boosaaso:-Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi Iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa lagu so dhoweeyay magaaladda bossaaso ee xarunta Gobolka Bari. Taliyaha Ciida
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo booqday Ciidanka DFS ee ku sugan Galmudug
(November 17, 2021)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Galmudug ayaa  uu ku ammaanay sida geesi
Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Mudug oo beeniyey warqad been abuur ah laga faafiyey
(November 17, 2021)
Gaalkacyo:-Xafiiska taliska qeybta booliska Gobolka Mudug ee dowladda Puntland wuxuu xaqiijinayaa been abuur inay tahay war lagu faafiyay baraha bulshada,oo lagu sheegay Dacwad Taliska qeybtu u gudbi