Wareysi: Khilaafka dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ee la xiriira hawlgalka AMISOM.[Dhagayso]
(November 19, 2021)
WASHINGTON:-Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa si weyn iskugu khilaafsan qaabka uu yeelan doono hawlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM wixii ka dambeeya sannadkan, waxaana Midowga Afrika uu dhow