Ra’iisul wasaarihii hore JFS Dr.C/wali Gaas oo ka hadlay qaabka Doorashada u bilaabatay iyo Xiisada Boosaaso.[Video]
(November 28, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. C/wali Gaas ayaa waxaa uu dhaliilay u soo jeediyey qaabka ay hadda u socoto doorashada Aqalka Hoose isagoona dhaliisha u soo
Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Midowga Musharaxiinta oo kulmay.[Video/Masawiro]
(November 28, 2021)
Muqdisho:-Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka. Midowga Musharaxiinta ayaa walaac weyn
Markabkii ugu horeeyay oo ku soo xirta Dekadda Garacad ee Gobolka Mudug.[Masawiro/Video]
(November 28, 2021)
Garacad:-Munaasabada lagu Daah-furka Markabkii ugu horeeyay oo ku soo xirta Dekadda Garacad ka tirsan Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay isla Dekkada Garacad waxaan daahfurka ka soo qayb galay Masuuliyiin
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xariga ka jaray hoyga Ciidamada Asluubta Puntland.[Video/Masawiro]
(November 28, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegeen Taliyihii cusub ee Ciidanka Asluubta Puntland Gen. Bile Faarax