Guddigii baarayey kiiska Ikraan Tahliil oo natiijo hordhac ah soo saaray
(November 21, 2021)
Muqdisho:-Guddigii baarayey kiiska Ikraan Tahliil Faarax, oo ah gabar ka tirsan NISA oo la la’yahay tan iyo June 26 2021, ayaa caawa soo saaray natiijo horudhac oo ay sheegeen inay kasoo baxday baa