Madaxweyne Farmaajo oo madaxda dalalka Comesa u ban dhigay fursadaha maalgashiga dhaqaale ee dalkeenna
(November 23, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo bandhigay fursadaha b
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhaliil u soo jeediyey Ra’iisul wasaare Rooble.[Dhagayso]
(November 23, 2021)
Muqdisho:-Mid ka mid ah Midowga Musharraxiinta Mucaaradka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxaa uu dhaliil u soo jeediyey Ra'iisul wasaare JFS Mohamed Huseen Rooble isagoo ku dhaliilay habka ay u soco
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL oo gaaray deeganka Kal-gudbaale ee Gobolka Sanaag.[Masawiro]
(November 23, 2021)
Kal-gudbaale:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo gaaray Gobolka Sanaag ayaa kormeeray Jiida hore ee Ciidamada difaaca ee Kal-gubataale ee Gobolka Sanaag. Guddoom
Guddoomiyihii hore ee Golaha Baarlamaanka JFS oo la gudoonsiiyey Shahaadada Musharaxnimo ee Xildhibaanada Golaha Shacabka
(November 23, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa maanta la guddoonsiiyay shahaadada musharaxnimo ee Xildhibaanada Golaha Sha
Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Gobolada waqooyi ee S/land oo bilaabay doorashada Xildhibaanada Golaha shacabka
(November 23, 2021)
Muqdisho:-Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Gobolada waqooyi Somaliland (SEIT) ayaa saaka ka bilaabay Xarunta Tababarka Booliska Jen. Kaahiye, Doorashada kursiga Gollaha Shacabka ee tirsigiisu yaha
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xalay kulan la qaatay saraakiisha ciidamada Booilska Puntland.[Masawiro]
(November 23, 2021)
Ceel-haare:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan dhiirrigelin ah Saraakiisha Ciidamada Booliska Puntland kula qaatay deegaanka dalxiiska ee Ceel-haare oo ka
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo gaaray Baydhabo
(November 23, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG dowlad gob