Midowga Murashaxiinta: “Ma aqbali doonno doorasho aan jadwalkeedu caddeyn”
(November 18, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga Murashaxiinta Soomaaliya ayaa dhaliilay qaabka loo wada doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya, waxayna sheegeen inaysan aqbali doono doorasho aan jadwalkeedu caddeyn. War-