Xabsiga cusub oo laga dhagax dhigay Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.[Masawiro]
(November 8, 2021)
Badhan:-Taliyaha Ciidanka Asluubta Dawladda Puntland S/gaas Cali Nuur Cumar ayaa waxaa uu maanta dhagax dhigay Xabsiga Cusub ee G/Sanaag. Munaasabada dhagax-dhiga jeelka magaalada Badhan ee Gobolk
Wareysi: Madaxweyne Mustafe oo ka hadlay dagaalka Ethiopia
(November 8, 2021)
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo waraysi gaar ah siiyay idaacada VOA laanta Soomaaliga ayaa ka hadlay dagaalka waqooyiga Itoobiya ee haatan ku faafaya badhta
Madaxweynaha Galmudug oo daahfurey Barnaamijka Daadejinta Adeegyada Dowladda Galmudug.
(November 8, 2021)
Guriceel:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay ka qeybgalay Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay Barnaamijka Daadejinta Adeegyada Dowladda G
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasime Ku-xigeenka Ciidamada PMPF
(November 8, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 34 ee 7-da November 2021 kuna saabsan magacaabid Agaasime Ku-xigeenka Ciidamada PMPF ee Dow