Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka JFS Prof.Jawaari oo sheegay in lagu Takrifalay Doorashada Kursigiisa.[Video]
(November 25, 2021)
Muqdisho:-Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya Prof.Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in lagu Takrifalay Doorashada Kurs
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Taliyaha iyo Taliye xigeenka qaybta Booliska ee Gobolka Cayn.
(November 25, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 46 ee November 25, 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha iyo Taliye Xigeenka Qaybta Boliiska
Afhayeenka Midowga Musharaxiinta oo Eedayn u soo jeediyey Ra’iisul Wasaare Rooble.[Video]
(November 25, 2021)
Muqdisho:-Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Gelle oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu eedayn u soo jeediyey Ra'iisul wasaare Rooble isagoona ku eedeeyey in hana
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo cambaareeyey Qaraxii saaka ka dhacay Muqdisho.
(November 25, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo cambaareeyey Qaraxii saaka ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble "Wa