Gudoomiyaha cusub ee Degmada Kismaayo oo xilka la wareegay.[Masawiro]

November 6, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Gudoomiyaha cusub ee Degmadda Kismaayo ahna Duqa magaalada Gen Cumar Cabdullaahi Maxamed (Cumar Faraweyne) ayaa munaasab maanta ka dhacday xarunta Degmadda Kismaayo si buuxda kula wareegay xilka Dowladda Hoose Ee Degmadda Kismaayo oo uu dhawaan soo magacabay Madaxweynaha Jubbaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam.

Munaasabada waxaa goob joog ahaa wasiiradda wasaaraddaha Arrimaha Gudaha, Amniga, Maaliyadda, Hawlaha Guud iyo Guriyeynta iyo Wasiiru-dowlaha Arimaha Gudaha, sidoo kale waxaa munaasabada ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka.

no images were found

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online