Madaxwenaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Bangigga Adduunka
November 16, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdi ka socda Bangigga Adduunka oo uu hoggaaminayo Madaxa Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda Gregory Kasunko.Kulanka oo ay ka qeybgaleen Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo Masuuliyiinta Dowladda ee wadashaqeynta la leh Bangigga Adduunka, waxaa looga hadlay dardagelinta mashaariicda Bangiga Adduunku uu ka wado Puntland.
———-Dhamaad———-