Puntland oo ka hortimid sharciga Shidaalka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya saxiixday 8-dii Febaraayo 2020
November 10, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Puntland iyada oo ka duuleysa Mowqifkeedii hore ee 9-ka Janaayo & 11-kii Febaraayo 2020 waxa ay caddeyneysaa in aysan qayb ka ahayn fulinta sharciga shidaalka ee la saxiixay 8-dii Febaraayo 2020 maadaama uusan waafaqsaneyn Dastuurka KMG ah ee Federaalka & hannaanka qaybsiga khayraadka Dalka oo aan weli lagu heshiis”
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net