Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho oo galay maalinkii 3aad.[Video]
(January 5, 2022)
Muqdisho:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maalinkii 3aad ka socda Muqdisho, iyadoo maanta Goluhu la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo Haweenka. Shirka oo looga dooday ajandeeyaashii la qor
Shirka wadatshiga Qaran oo ka socda Muqdisho Maalintii 2aad
(January 4, 2022)
Muqdisho:-Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee uu hogaaminayo Raisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa galay maalintii labaad waxaana maanta kulanka ka qeybgalaya wakiilada Beesha Caalamka oo madaxda
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland oo gaaray Saax-meygaag.
(January 3, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray deegaannada Sange-jebiye iyo Saax-meygaag. Ujeedada safarka Madaxwe
Shirka wadatashiga Qaran oo ka furmay magaalada Muqdisho.
(January 3, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wadaatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho, kaas oo diiradda lagu saarayo amniga iyo dardargelinta doorash
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Madaxweynayaasha Gal-Mudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed
(January 2, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ka hor Shirka Golaha Wadatashiga Qar
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo ku baaqay in la joojiyo dagaal 2 beel oo walaalo ah ku dhexmaray deegaannada Saax-maygaag iyo Sanga jabiye.[Video]
(January 2, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaannada Saax-maygaag iyo Sanga jabiye
Kulan u dhexeeya Culimada iyo Issimada Gobolka Bari oo ka dhacay Hoyga Boqor Burhaan Boqor Muuse.[Masawiro]
(January 1, 2022)
Boosaaso:-Culimo’udiinka waaweyn ee ku nool deegaanada Puntland ayaa waxaa ay kulan booqasho iyo xogwaraysi ugu tageen Hoyga uu Boosaaso ka degan yahay Boqor Burhaan Boqor Muuse. Kulanka ka dhacay
Raisulwasaare Rooble oo Guddi heer Wasiiro ah u magacaabay baarista isku daygii Afgambi
(January 1, 2022)
Muqdisho:-Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaa
Maamulka Gobolka Mudug oo soo bandhiga hub ciidanku ka qabteen Cabtooy.[Masawiro/Video]
(January 1, 2022)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa ka qayb galay Munaasibad lagu soo bandhigayey Qaar ka mid ah noocyada Hubka oo lagu soo qab-qabtay Howlgalada Laamaha Amniga Gob
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(January 1, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdi casiis Xassan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha Dowlad Gob

« Previous PageNext Page »