Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini oo si dhab ah uga waramay kooxda Daacish (Dhageyso)

February 2, 2014 - Written by Editor

mqdefaultSuuriya:-Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini oo ka mid ah culumadii baaqa u soo jeedisay kooxaha kacdoonka ka wada dalka Suuriya ayaa bayaan ka soo saaray xaalada murugeysan ee dalka Suuriya iyo dulmiga ay ka wadaan kooxada daacish

Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini ayaa waxaa uu ka hadlay arimo badan oo in badan ay ka qeyliyeen culumada dalka Suuriya wuxuuna si gaar ah uga hadlay kulumo uu la yeeshay kooxaha Jabhad Nusra,Jabha Islaamiya iyo kooxada isku magacawday dowlada Islaamiga ee Ciraaq iyo Shaam (Daacish)

Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini ayaa daaha ka feyday gabood falka ay kooxada Daacish ka geysteen dalka Suuriya oo ay ka mid yihiin dilal joogta ah ,qaraxyo gawaari lagu weeraray xarumaha  kooxaha Mujaahidiinta.jirdilka xabsiyada Daacish iyo arimo kale oo badan .

Hoos ka Dhageyso Baaqii Ugu danbeeyey ee uu ka soo saaray Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini Kooxda Daacish iyo Xaalada Suuriya

Halkan ka Akhriso Bayaankii Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini uu ku faafiyey mowqiciisa

Baaqii hore ee Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini ee uu u jeediyey dhamaan kooxaha dalka Suuriyo

Hoos ka Daawo Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini oo ka hadlaya Gawaarida walxaha qarxa laga buuxiyey oo Daacish ku leysay Muslimiinta

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online