Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland oo dhoofay dalka Itoobiya (Masawiro+Cod)

February 23, 2014 - Written by Editor

1Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dhoofay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa safarkiisa ku weheliya wasiirada arrimaha gudaha Axmed Garaash,wasiirka warfaafinta Cabdiwali Indho-guran & Taliyaha ciidanka difaaca Puntand Gen.Siciid Dheere wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ku sii sogootiyey madaxwayne ku xigeenka,Puntland afhayeenka baarlamaanka & wasiiro ka tirsan gollaha wasiiradda.

Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas  oo la hadlay warbaahinta inta uusan dhoofin ayaa sheegay in safarkiisa inuu ku wajahan yahay dalka Itoobiya  ka dib markii ay casumaad ka helen wuxuuna sheegay in ay ka wada hadli doonaan xiriirka Puntland iyo Itoobiya.

no images were found

Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidamada Puntland waana socdaalkii ugu horeeyey uu ku tago Itoobiya ilaa markii loo doortay xilka Madaxtinimada Puntland.

Hoos Ka Dhageyso Shirjaraa,id uu Madaxweynaha Puntland uu ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Ee Garoowe

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online