Lix Arrimood oo jannada lagu galo [Daawo khudbadii jimcaha ee Sh Umal]

February 28, 2014 - Written by Editor

shumalNairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta khudbadii jimcaha waxaa uu uga hadlay lix arrimood oo qofkii sameeya uu nabigu u balan qaaday janno. Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa aad ugu tirtirsiiyey dadkii khudbada dhagaysanayey in lixdaas qodob ay ku dadaalaan si ay janada u galaan. Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu xusay Lixda arrimood waxaan ay kala yihiin:-

1-Rin dheegid
2-Balan ilaalin
3-Amaanada oo la ilaaliyo
4-Xubinta taranka oo xaaraamta laga ilaaliyo
5-Indhaha oo xaaraamta laga ilaaliyo
6-Gamcmaha oo laga celiyo wixii ilaahay xarrimay

Hoos Ka Daawo khubadi Jimc ee uu jeediyey Sh.Maxamed Cabdi Umal

Maktabadda Salaf Media •
6ka islii Nairobi Tell: 254722395555
E-Mail:inaxmed@hotmail.com
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online