Xilibaan ka tirsan Golaha baarlamaanka DFKM oo lagu dhaaway Muqdisho
(December 26, 2011)
Xilibaan ka tirsan Golaha baarlamaanka DFKM ayaa saaka lagu dhaawacay magaalada Muqdisho ka dib markii askari ka tirsan ciidanka DFKM uu rasaas fara badan ku furay xili uu ka soo baxayey gurigiisa oo
Diyaaradaha Kenya oo mar kale duqeeyey Jaziirada Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose
(December 26, 2011)
Kismaayo:-Waxaa saaka mar kale ay diyaaradaha dalka Kenya ay duqeyn ka geysteen Jaziirada Kudhaa ee ku taal Koonfurta Gobolka Jubada Hoos waa markii labaad oo ay diyaardaha dalka Kenya ay duqeyn waxsh
Ciidanka Booliska Boosaaso oo qabtay walxaha qarxa oo la dhiga Is-goyska Gaaca
(December 26, 2011)
Boosaaso,Dec,26 -Ciidanka Booliska iyo kuwa Sirdoonka Puntlland ee loo yaqaan PIS-ta ayaa saaka ku guulaystay in ay fashiliyaan Bac la soo geliyey walxa qarxa oo la soo dhigay Is-goyska Gaaca oo dhina
Nadwadii ka socotay South africa oo gashay habeenkii Labaad (Warbixin)
(December 25, 2011)
South africa:-Waxaa caawa halkeedii ka sii socotay nadwadii diiniga ahayd ee ka bilaabatay dalka South africa  iyada oo caawa ahayd habeenkii labaad oo ay nadwadu si habsami leh uga socoto xarun ta
Qarax miino oo saaka ka dhacay degaanka Qorofo ee koonfurta magaalada Boosaaso
(December 25, 2011)
Boosaaso:-Qarax miino oo saaka ka dhacay degaanka Qorofo oo ilaa 50 Km u jirta dhinaca koonfureed degaanka Karin iyo Yalho , qarax ayaa waxaa ku dhintay Jaamac Nuur Shire Garash oo ahaa madaxa ciidama
Diyaarado shalay galab duqeeyey Jaziirada Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose
(December 25, 2011)
Kudhaa:-Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ayaa mar kale waxaa ay duqeyn ka geysteen shalay galab Jasiirada Kudhaa ee gobolka Jubada Hoose , duqyentaan ay geysteen diyaaradaha ayaa waxaa ka dhashay
Nadwo diini ah oo Caawa si habsami leh uga bilaabatay dalka S/Afrika(Dhageyso)
(December 24, 2011)
South africa:-Waxaa caawa si ramsi ah ugu bilaawday wadanka koonfur Afrika shir dacwadeedkii sanadlaha ahaa  kaas oo dhaca sanad kasta shirkana waa kii labadaa ee 2011 -2012 kaasoo ku aadan 1433h, N
Culumadu dilkii Sh.Dr Axmed Xaaji maxay Al-shabaab dusha uga saareen.?
(December 24, 2011)
Sheekha waxaa la diley markii uu ka soo baxay salaadda subax, culumaduna waxay kaga dhawaaqeen qabuuraha salaaddii duhur ka dib in xarakada Alshabaab ka dambaysey dilkii Sheekha. Waxaana hubaal ah in
Hishiis lag gaaray khilaafkii ha kiyey shirka wadatashiga ee ka socday Garoowe(Sawiro)
(December 24, 2011)
Garoowe:Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta Puntlland ayaa sheegaya in khilaafkii u dhexeeyey masuuliyiinta kale duwan ee shirka wadatashigu ugua socday Garoowe la soo afmeeray iyado
Muxaadaradkii Sh.C/raxmaan Abyad ka jeediyey Masjidka Tawxiid (Dhageyso)
(December 23, 2011)
Denmark:- Sh.C/raxmaan Abyad oo ka mid culumada iyo ducaada ku nool dalka Denmark ayaa ka jeediyey Masjidka al-tawxiid  muxaadaraad musal salka ah oo uu Sh.C/raxmaan Abyad ugu magacdaray  خطور

« Previous PageNext Page »