Madaxweynaha dowlada Puntland oo la kulmay golaha arimaha dibadda ee dalka India(Masawiro)
(May 16, 2012)
India:-Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay golaha arimaha dibadda dalka India. Madaxweynaha Puntland ayaa socdaalkiisa waxaa ku we Dhaqdhaqaaq ciidan oo ka jira degaanka Xayo ee Gobolka Jubada Hoose
(May 16, 2012)
Kismaayo:-Waxaa saaka laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan degaanka Qooqaani ee Gobolka Jubada Hoose ka dib markii ciidamo huwan ah oo ka kooban Ciidanka dalka Kenya iyo kuwa Raas kaambooni ay u soo d Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif oo xarunta Qaramada Midoobay saxaafada kula hadley (Daawo Video)
(May 16, 2012)
Waxaa si rasmi ah uga furmay Magaalada New York ee dalka Mareykanka shir gaar ah oo Qaramada midoobay ay uga hadlayeen xaalada dalka Soomaaliya shirkaaas o ay ka qayb galeen Wafdi uu hogaaminayaye Darsigii Dhawaan ka Baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax (Daawo ku Celis)
(May 15, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka ak Ciidamada Booliska dalka Kenya oo lagu qarxiyey Dhadhaab waqooyiga bari Kenya
(May 15, 2012)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya xeryaha qoxootiga Dhadhaab ee waqooyiga bari ee Kenya ayaa sheegaya in qarax miino lagu weeraray ciidamo Boolis ah ee dalka Kenya kuwaas oo marayey Duleedka Degmada D Garaad Cadulaahi Cali Ciid talo ayaan ula soo noqonay Puntland (Dhageyso)
(May 15, 2012)
Garoowe:-Garaad Cadulaahi Cali Ciid ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyey sababaha ay dib ugu soo laabteen magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland Garaadka ayaa sheegay in Dustuurka qabyo qoraa Tolow Maxaan isu badali la’nahay W/Q Ustaad C/qaadir Jaamac
(May 15, 2012)
Portland:-Aduunyada aan manta ku noolnahay waxaa ka jira 196 dal (inta xoriyada haysata). Somalida waa dalka kaliya oo aan lahayn dowlad dhexe oo shaqaynaysa laga bilaabo 1991. Marka 195 dal oo isugu Taliska ciidanka AMISOM oo warsaxaafadeed ka soo saaray sarkaal ay dileen Al-Shabaab
(May 15, 2012)
Muqdisho:-Taliska ciidanka AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta warsaxaafadeed ka soo saaray sarkaal ay soo bandhigeen shalay Al-Shabaab kaas oo ay sheegeen in ay dileen talaadadii la soo Iska horimaada ka dhacay saaka Xaafada New Hargeysa ee magaalada Hargeysa
(May 15, 2012)
Waxaa maanta iska horimaad hubaysan uu ku dhemartay Xaafada New-Hargeysa ee duleedka bari ee magaalada Hargeysa ciidanka Booliska S/lland iyo dad shacab ahaa oo deganaa warashadii Kabista ee ciida Qaar ka mid ah Isimadii Puntlland uga qayb galayey Shirka Muqdisho oo dib ugu soo laabtay Garoowe.(Sawiro)
(May 15, 2012)
Ergadii Isimada Puntlland uga qayb galayey Shirka lagu soo xulayey xubnihii ansixin lahaa Dastuurka cusub ee DFKM ay yeelanayso ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowllad
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|