Wararkii ugu danbeeyey ee Sh Xassan Daahir Aweys[Masawiro]
(June 29, 2013)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sh.Xassan Daahir Aweys oo galabta laga soo duuliyey degmada Cadaado uu weli ku sugan Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo
Al-shabaab oo xaqiijiyey in la khaarajiyey Macalin Burhaan iyo Ibraahim Afgaani
(June 29, 2013)
Muqdisho:-Afhayeenka ururka Al-shabaab ee dhinac howl galada Sh.C/Casiis Abuu Muscab oo shir jaraa’id ku qabtay meel ka mid ah gudaha dalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in ururkooda ay khaarijiyeen ma
Diyaaradii siday Sh Xassan Daahir Aweys oo ka soo degtay Garoonka Aadan Cadde
(June 29, 2013)
Muqdisho:Waxaa dhawaan  ka soo degtay Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho diyaaradii siday Sh Xassan Daahir Aweys ,Ilo wareed ku dhow Sh Xassan Daahir Aweys oo ay Halgan.net la xiriirtay
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo xafiiska ku qaabilay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Puntland Iyo Galmudug
(June 29, 2013)
Muqdisho:Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Puntland iyo Galmudug oo maalinnimadii
Sh Xassan Daahir Aweys oo loo duuliyey magaalada Muqdisho
(June 29, 2013)
Cadaado:-War dhawaan soo gaaray  warqabadka Halgan.net ayaa sheegay in Sh Xassan Daahir Aweys loo duuliyey magaalada Muqdisho.Sh Xassan Daahir Aweys ayaa la sheegayaa in maamulka Ximin iyo Xeeb, iyo