![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/06/13.jpg)
(June 13, 2013)
Nairobi:-Waxaa maanta magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda ay dagto Somalida, lagu qabtay kulan ay soo abaabuleen dhalayar ducaad ah kulankaan oo ahaa kulankii sadaxaad ay ka soo qeeb galeen ardeyda Boqolka halaagsamay halka ka badbaaday bilaan noqday!
(June 13, 2013)
Dad ka dhaadhiciya inay TAHRIIBAAN oo isugu jira qandaraaslayaal iyo dhoohanayaal bilaash ku shaqeeya ayaa jira. Waxaa dabayaal kuwo dalkooda ka xarraasa oo geeya "meel daran iyo reero muskood". Waa m
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/06/helsinki.jpg)
(June 13, 2013)
Helsinki:-Ururka Soomalidu leedahay ee xaafadda Kontula ee degmada Helsinki (KONSOM) oo ah urur u taagan horumarinta arrimaha bulshada ayaa maalinkii Axadda ee taariikhdu ahayd 9.6.2013 waxaa ay xaf
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/06/IMG_0001.jpg)
(June 12, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta martigeliyey booqashadii ugu horreysey ee Safiiradda Guddiga Amniga iyo Siyaasadda ee Midowga Yurub. Dibadbax looga soo horjeedo Koonfur Afrika oo ka dhacay Baladweyne iyo Guriceel
(June 12, 2013)
Hiiraan:-Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo tacdiyada lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu ka kala dhacay magaalooyinka Guriceel iyo Beledweyne waxaana d Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo
(June 12, 2013)
Kismaayo:-Madaxweynaha DGPL Jubbaland Axmed Maxamed Islaan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, Wafdiga Madaxweynaha Jubbaland ayaa m
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/06/IMG_9871.jpg)
(June 11, 2013)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sh. Maxamud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta u horseeday sh
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/06/boolis.jpg)
(June 11, 2013)
Nairobi:-Ciidanka Booliska ee magaalada Nairobi ayaa maanta xaafadda Eastleigh ku toogtay nin ay ku sheegeen in uu ka tirsan yahay Ururka Al-Shabaab sida uu qoray Waregeyska The Standard Media oo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/06/dab.jpg)
(June 11, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta dab uu qabsaday Kaam ku yaal magaalada Garoowe oo ay ku noolaayeen boqolaal dad oo ka soo barakacay Koonfurta Soomaaliya, dabka ayaa waxaa uu khasaaro gaarsiiyey guryo cooshash a
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/06/MG_9326.jpg)
(June 11, 2013)
Boosaaso:Waxaa lagu qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Dawro lagu soo khatimay Tafsiirka Quraanka Kariimka ah oo uu dhameeyay Sh. Cabdi raxmaan Bukhari waxaana dowradaas ka soo qeyb g
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|