Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Ahmed Mohamed Islaan oo gaaray Nairobi
(June 4, 2013)
Nairobi:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Mohamed Islaan ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Saraakiil ka tirsan dowlada Keny

(June 4, 2013)
Boosaaso:-Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Degmada Carmo ee Gobolka Bari xafladaan oo xariga loo jaray Machad Sharci ah oo lagu magcaabo Machadka culuumta shareecada iyo luuqadda cara

(June 4, 2013)
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo soo cusboonaysiisay hesiiskii isfahamka (memorandum of understanding - MOU) ee Baarlamaanka Soomaaliya hore u diidey. haddaba Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha DFS oo soo dhaweeyey wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey
(June 4, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyey madaxa hawlgalka cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas K

(June 3, 2013)
Muqdisho:-Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Muqdisho Kusimaha Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Ambassador Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan ayaa waxa uu

(June 3, 2013)
Muqdisho:-Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa maanta shaqadiisa bilaabaya.Mr. Ban Ki-Moon, ayaa dhawaan beddelay Ergeygii u qaabilsanaa Soomaaliya

(June 3, 2013)
Nairobi:-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa kulan la qaatay maanta Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata waxaana kulankooda ay uga hadleen arimaha Soomaaliya iyo Puntland. Kulanka Madaxw

(June 3, 2013)
Jigjiga:-Hay,adda waxbarashada iyo dacwada dawlada D.D.S.I. ayaa tababar ufurtay ducaada iyo macalimiinta ka hawlgala magaalda jigjiga ,tababarkan oo looga goleeyahay korloogu qaadidda tayada du

(June 3, 2013)
Yokohama.-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa maanta u mahadceliyey Ra'iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abe iyadoo maanta shirkii TICAD V lagu soo gabogabeey Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka wada degmada Xamar-jajab
(June 3, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgallo kawada degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir waxaana howlgaladaas lagu qabtay dad tiro badan ciidamada ayaa xiray dhamaan wadooyinka soo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|