
(June 28, 2013)
Kismaayo:-Wararka ugu danbeeyey ee ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose ayaa sheegay in Col. Cabaas Ibraahim Gureey oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka Dowllada Federaalka ee Soo Dagaal ka socda Xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo
(June 28, 2013)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu ka socdo Dagaal goos goos ah gaar ahaan Xaafada Farjano , iska horimaadka ayaa waxaa uu salka ku hayaa dagaalo horay uga dhaca

(June 28, 2013)
Baraawe:-Amniyaadka Xarakada Al-Shabaab, ee hoostaga amiirka Axmed Cabdi Godane, ayaa waxay qudhaa ka jareen rag badan oo aad uga dhex muuqday xarakada. Waxaa marba marka ka dambeysa isa soo taraya wa Naagtii ninkeeda Ashahaadada u qabatay W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(June 28, 2013)
Safar buu ku maqnaa, gurigay u soo dabamareen, Inay gaalad tahay bay ka dhaadhiciyeen, Inay soo islaamto ayay ku qanciyeen. Ka dib ninku inuu gaal yahay oo uusan qabin bay usheegeen, wayna fahamtay in

(June 28, 2013)
War maanta lagu daabacay mareegta Somalimemo.net ayaa waxaa lagu sheegay in Sh. Dr. Bashiir Axmed Salaad uu qayb ka ahaa Wafdi ka kooban Xildhibaano , siyaasiyiin iyo odayaal dhaqameed safar ku gaar Mu’tamarkii 1aad ee sandlaha ah oo uu soo qaban qaabiyay Masjidu Al-Ixsan.
(June 28, 2013)
Dhamaan Jaaliyada muslimka ah,gaar ahaan Jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka mataanaha ah ee Saint Paul iyo Minneapolis ee Gobalka Minnasota lagu wargelinayaa inuu ka bilaaban doono Mu't

(June 27, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mas’uulka Qarmada Midoobey ugu sareeya dhanka Siyaasadda Jeffrey Feltman oo ah

(June 27, 2013)
Waxaa caawa oo ay bishu tahay 26/06/13 qabsoomay kulan ballaaran oo ducaada Johannesburg ay la yeesheen Sh.Maxamuud Shibli iyo Sheekh C/Raxiim Abul-Caynayn. Kulankan caawa ayaa wuxuu qabsoomay ka dib

(June 27, 2013)
Minneapolis:-Hay’adda African Development for education & health ee Horumarinta waxbarashada iyo Caafimaadka ayaa waxa ay dhawaan shir balaaran ku qabteen Hall-ka Shirarka ee Safari Magaalada Mi

(June 27, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamud ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Wasiirka Horumarinta Xiriirka Caalamiga ah ee Norway Mr. Heikki Holmes. Kulanka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|