Al-Shabaab oo dib u qabsaday deegaano ka tirsan gobalka Sh / Hoose

February 14, 2014 - Written by Editor

Al-ShabaabMarka:-Ciidamada Al-Shabaab oo la wareegay Deegaanka deegaanka Jilib Marka ee duleeka Degmada Marka ka dib markii ay xalay halkaas isaga baxeen ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS.

Ciidamada Al-Shabaab ayaa si nabad ah kula wareegay deegaanka Jilib Marka waxaana halkaas dadweynaha kula hadlay saraakiil ka tirsan Al-Shabaab iyaga oo sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalka ay kula jiraan ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS.

Ilaa haatan ma jirto cid ka tirsan DFS oo ka hadlay dib ula wareegid Al-Shabaab deegaanada Degmada Marka .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online