Ciidamo ka tirsan AMISOM oo gaaray degmada Berdaale ee gobolka Baay

February 9, 2014 - Written by Editor

AMISOM002-300x225Baydhabo:-Ciidamo ka tirsan midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta gaaray degmada Berdaale ee gobolka Baay,waxaana ay ciidamadaas ka kooban yihiin dalalka Ugandha iyo Itoobiya.

Ciidamada ka tirsan AMISOM ee saaka gaaray Degmada  Berdaale ee gobolka Baay ayaa waxaa ay howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabi doonaan gobalka Bay sida uu warbaahinta u sheegay Maxamed Isaaq Af-case Duqa degmada Berdaale .

Duqa degmada Berdaale ee gobolka Baay Maxamed Isaaq Af-case ayaa saxaafada u xaqiijiyey in ciidamo ka tirsan AMISOM ay soo gaareen  degmada Berdaale ee gobolka Baay

Abaanduulaha ciidanka DFS ayaa dhawaan sheegay in ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ay howlgalo ka bilaabayaan gobalada Baay iyo Bakool oo ay deegaano ka tirsan ku sugan yihiin Al-Shabaab.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online