Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester,UK oo tacsi dirtay

February 1, 2014 - Written by Editor

tacsiLeicester:-Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester,UK ayaa waxaa ay tacsi u dirayaan guud ahaan Unmada Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelada uu ka dhintay Allaha u naxariistee Ra’iisal wasaare hore ee ee dalka Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xusein oo xalay ku dhintay dalka Maraykanka.

Tacsidaan ayaa waxaa diray  Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester,UK  waxaan ay Alle uga baryayaan  Ra’iisal wasaare hore ee ee dalka Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xusein in uu u naxariisto.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool
magaalada Leicester,UK, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online