Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Ibraahim Khaliil Ee magaalada Boorame (Daawo)

February 9, 2014 - Written by Editor

BoorameBoorame:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Ee Masjidka Ibraahim Khaliil ee magaalada Boorame waxaana khudbada jeediyey Sheekh Xasan Khayr Dirir

Cinwaanka Khudbada ayaa waxay ku saabsaneynd نظافة البيئة فى الاسلام islaamka iyo nadaafada deegaanka isgoo aad ugu booriyay dadkii dhagaysanaayay khudbada in ay guryahooda hortooda nadiifiyaan si bulshada ay dhibaato u gaarin

Sheekh Xasan Khayre Dirir ayaa ku guubaabiyey reer Boorame in ay ilaaliyaan danta guud iyo nadaafadooda isagoo tilmaamaya sida Masaajidada wadooyinka iyo meelaha ay bulshada isigu timaado.

Sheekh Xasan Khayre Dirir ayaa timaamay in baryahan danbe ay ku soo badanyeen suuqa in inta biyaha caagdada laga cabo lagu soo kaadiyo amama bac lagu soo saxaroodo ka dibna dariiqyada lagu soo tuuro ficiladaana ay u badan yihiin dadka qaadka cuna.

Sheekh Xasan Khayre Dirir ayaa sidoo kalena dadka maqaaxiyaha leh ay ku soo daadiyaan bulaacadaha dariiqa oo ur iyo muuqaal ahaana dadka ku dhibaan guud ahaan ayuu sheekhu ula dardaarmay  in dadka ficiladaa samaynayana ay alle ka cabsoodaan oo aysan umada dhibin.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimcaha ee Sheekh Xasan Khayre Dirir uu ka jeediyey Masjidka Ibraahim Khaliil Ee Boorame

Ururka Badbaadada dhalinyarada

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online