Maamulka KMG ee Juba oo soo bandhigay Masawirka dhagarqabihii dilay Ciise Kaambooni.

February 18, 2014 - Written by Editor

cabdiraxmaanKismaayo:-Saraakiisha Maamulka KMG ee Juba ayaa caawa soo bandhigay sawirka dhagarqabihii dilay Ciise Maxamed Allaaki (Ciise Kaambooni) oo ahaa Taliyihii ciidanka nabadsugida Maamulka KMG ee Juba

Wiilka Dilay Ciise Kaambooni ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Cabdiraxmaan waxaana adeer u ahaa Ciise Kaambooni.

Wararka aan ka helnay ilo wareed ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dhagarqabihii dilay ciise Kaambooni uu u baxsaday magaalada Jilib oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.

Afhayeenka howlgalada Al-Shabaab ayaa sheegay in Ciise Kaambooni uu dhib badan ka geystay Kismaayo ayna shartiisa umada dhaafiyeen waxaana uu ku goodiyey in kuwa kalana ay sidaas u beegsan doonaan.

Cabdi Yare
Kismaayo
xuquuqda Sawirka (Dhanaan.com)

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online