Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo baadhitaan Caafimaad u aaday Dalka Turkiga
February 9, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta baadhitaan caafimaad loogu qaaday magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, sida ay VOA u sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya.
Af-hayeenka Madaxtooyada ahna la-taliyaha madaxweynaha Injineer Cabdiraxmana Cumar Cusmaan “Yariisow” ayaa u sheegya VOA in walaac uusan ka jirin xaaladda caafimaad ee madaxweynaha, balse uu u tagay uun taxaddar.
Hoos ka Dhageyso Warysiga Afhayeenka Madaxweynaha DFS Injineer Cabdiraxmana Cumar Cusmaan “Yariisow”
VOA Somalia
Muqdisho