Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo baadhitaan Caafimaad u aaday Dalka Turkiga

February 9, 2014 - Written by Editor

xasanMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta baadhitaan caafimaad loogu qaaday magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, sida ay VOA u sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya.

Af-hayeenka Madaxtooyada ahna la-taliyaha madaxweynaha Injineer Cabdiraxmana Cumar Cusmaan “Yariisow” ayaa u sheegya VOA in walaac uusan ka jirin xaaladda caafimaad ee madaxweynaha, balse uu u tagay uun taxaddar.

Hoos ka Dhageyso Warysiga Afhayeenka Madaxweynaha DFS Injineer Cabdiraxmana Cumar Cusmaan “Yariisow”

VOA Somalia
Muqdisho

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online