Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuudoo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho(Dhageyso)

February 16, 2014 - Written by Editor

Madaxweyne xasanMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh  Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada muqdisho waxaana uu sheegay in safarka uu ku tagay dalka Turkiya uu ahaa mid kooban waxaana uuu ka warbixiyey safarka uu ku tagay Turkiya.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu kulamo kala duwan la soo qaatay madaxada dalkaas iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee Turkiga ku sugan gaar ahaan ardayda inta uu ka gaaray.

Madaxweynaha DFS ayaa ka waramaya guluf colaadeed ee ku wajahan kooxada Al-Shabaab ee Axmed Godane ayaa waxaa uu sheegay in ay gabaabsi yihiin ayna marayaan meeshii ugu danbeysay.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladiisa ay ka go,antahay ciribtirka kooxada Al-Shabaab ee nabada iyo dowladnimada u diidan shacabka Soomaaliyeed wuxuuna Madaxweynaha ugu baaqay shacabka in ay taageeraan ciidamada DFS  iyo kuwa AMISOM

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu  baaqay siyaasiyiinta iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed in ay hakiyaan khilaafka siyaasadeed si meel looga soo wada jeesto kooxda Al-Shabaab.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa,id oo ee Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online