Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Gaas oo magacaabay Wasiirka Warfaafinta Puntland

February 16, 2014 - Written by Editor

indhaguranGaroowe:-Wareegto ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa waxaa lagu magcaabay wasiirka warfaafinta, boostada, Isgaarsiinta, hidaha iyo dhaqanka Puntland waxaana xilka loo magacaabay Dr. Cabdiweli Xirsi Cabdulle (Indha-guran).

Wasiirka cusub ee wasiirka warfaafinta, boostada, Isgaarsiinta ayaa ah aqoon yahan waxaana uu hore xil uga soo qabtay xukuumadii Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.C/raxmaan Faroole isaga oo noqday  wasiirka shaqada, shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha .

Wasiirka warfaafinta, boostada, Isgaarsiinta, hidaha iyo dhaqanka Puntland ayaa ka soo jeeda gobalka Mudug waxaana la dhaarin doonaa maalmaha soo socda.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Madaxweyne Cabdiweli Gaas ku magacaabay Wasiirka warfaafinta

no images were found

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online