Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay magaaladda Addis Ababa.[Masawiro]

February 27, 2014 - Written by Editor

2Jigjiga:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu laabtay magaaladda Addis Ababa ka dib socdaal laba maalin ah oo uu ku joogay xarunta dowladd Deegaanka Somalida Ethiopia ee Jigjiga. Wafdiga Madaxweynaha Puntland uu horkacayay ayaa waxa Garoonka ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia Dr. Tedros , Safiirka Ethiopia u fadhiya Somalia iyo masuuliyiin kale.

Wasiirka Arrimaha Dibaddda dalka Ethiopia ayaa u sheegay saxaafadda in ay farxad u tahay mar kale Addis Ababa inuu ku soo dhoweeyo madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa oo uu ka dhexeeyo xiriir wanaagsan iyo derisnimo.

no images were found

Puntand ayaa dhankiisa ku tilmaamay booqashii Jigjiga uu u tegay mid taariikhi ah, isagoona ka mahadceshay siddii diiraneyd ee loo soo dhoweeyay maamul iyo shacaba, isagoo sidoo kalena xusay horumarka ay gaareen inuu mudan yahay ku dayasho.

Xafiiska Madaxtooyada Puntland.
Halgan.net, Garoowe

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online