Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray Ehelada C/risaaq Xaji Xusen (Dhageyso)

February 1, 2014 - Written by Editor

gaasGaroowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  markii ugu horeysay ka hadlay geerida Raisulwasaarihii hore ee Soomaaliya  Cabdirisaaq Xaaji Xusseen

Madaxweynaha Puntland ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xusseen  waxaana uu sheegay in uu ahaa wadani karti leh Cabdiweli gaas ayaa sheegay in 3 maalmood baroordiiq loo sameyn doono Calanka Puntland hoos loo dhigi doono

Madaxweyne Cabdiweli Gaas ayaa sidoo kale sheegay in madaxada DFS iyo Puntland ay ka wada hadleen in Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xusseen loo sameeyo Aas qaran dalkana lagu aaso.

Hoos ka Dhageyso Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo tacsi u diray Ehelada Cabdirisaaq Xaaji Xusseen

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online