Muassada Safaa dacwada iyo hormarinta oo dowro ku qabtay magaalada Muqdisho (Masawiro)

February 15, 2014 - Written by Editor

DSC00998Muqdisho:-Waxaa shalay la soo gabagabeyay oo tariikhda tahay 1435-4-14h 2014-2-14 dowro socotay laba maalmood oo ay soo qaban qaabisayay muasasad Safa  ee dacwada iyo hormarinta iyadoo la kaashaneso ururka hormarinta ardayda soamaliyeed,ururkaas oo ah urur raacsan Muassada Safaa.

Dowrada ayaa waxaan cinwaankeeda uu ahaa الدورة التثقيفية الأولي لطلاب المدارس الثانوية بمقدشو waxaana ka faa iideestay arday ka kala imaatay ilaa 20 uskuul oo iskugu jiro wiilal iyo gabdho, waxaana laga soo jeediyay muxaadaraad kala duwan oo aad ugu riyaaqeen ardaydii.

Waxaana ka mid ahaa mawaadiicda laga hadlay ardayda side udooranayaan taqasuskiisa jaamaca, kobcinta markaxda ardayga ,seeumaamulesaa waqtigaaga ,side qorsho udagsaneenaa,sifaadka ardayga wanaagsan,ardayga dacwada ilahay doorka uu kuleeyahay .

no images were found

Ugu danbeyntii waxaa kalimaad ka jeediyay madaxa ururka ardayda Muqtaar Axmed oo umahad celiyay ardayda , una balan qaaday in ururka ardayda uu mar walab diyaar u yahay in uu ardayda uqabdo siminaaro saan oo kale ah wuxuuna mahad usoojediyay Muasada Safaa , oo marwalaba utaagan hormarka bulshadeeda somaaliyed , waxaa kaloo gabagabadii kalimad mahad celin ah ka jeediyay masuulka xiriirka guud warbaahinta muassasada Safaa ustaad C/casiis Cali wuxuuna umahad celiyay dhamaan kasoo qebgala yaasha siminaarkaan ,ururka ardayda ,macalimiinta ,ardaydii waqtigooga qaaliga ah uhuray waxbarashada , waxeena siminaarkii ku dhamaaday jawi wanaagsan .

Musasada Al-Safaa
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online