Sheikh C/naasir Xaaji Axmed oo Muxaadaro Labaad ka jeediyey magaalada Ceerigaabo(Masawiro)
(February 1, 2014)
Ceerigaabo:-Sheikh C/naasir  Xaaji Axmed  oo  ka  tirsan  wafdiga  culimada  ee ku sugan  magaalada  ceerigaabo  ee  gobolka  Sanaag ayaa muxaadaradii labaad ka jeediyey Degmada Ceerigaabo
Ra’iisul Wasaarihii hore ee DFS oo ka tacsiyeeyey geerida R/wasaare C/risaaq Xaaji Xuseen
(February 1, 2014)
Muqdisho:-Innaa lillaahi wa inaa illaahi raaajicuun Raysal Wasaarihii hore ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" ayaa ummadda Soomaaliyeed la qeybsaday murugada geer
Nadwadii ka socotay magaalada Ceerigaabo oo gashay habeenkii 6 aad(Masawiro)
(February 1, 2014)
Ceerigaabo:-Nadwo cilmiyeedii maalmihii ugu danbeyey ka socoyay  masjid jaamica  ku yaal  badhtamaha magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag   ayaa waxay gashay habeen 6 aad Nadwada  ciwaan keedu
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo tacsi u diray Ehelada Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen
(February 1, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane C/weli Sheek Axmed Maxamed ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee
Golaha Wasiirada Puntland oo maanta la dhaariyey (Masawiro+Dhageyso)
(February 1, 2014)
Garoowe:-Madaxtooyada Puntland ee Garowe ayaa maanta waxa lagu dhaarshay xubnaha wasiiradda dowladda Puntland oo todobaadkii tagay lagu dhawaaqay. Madaxweynaha Puntland Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed
Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray Ehelada C/risaaq Xaji Xusen (Dhageyso)
(February 1, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  markii ugu horeysay ka hadlay geerida Raisulwasaarihii hore ee Soomaaliya  Cabdirisaaq Xaaji Xusseen Madaxweynaha Punt
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo geeriyooday
(February 1, 2014)
Allaha u naxariistee waxaa ku geeriyooday cusbitaal ku yaala Mareykanka Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ahaa siyaasi si weyn looga yaqaanay dunida gaar ahaan G

« Previous Page