Sh. Abu Khaled Al-Suuri oo lagu dilay dalka Suuriya (Daawo)

February 24, 2014 - Written by Editor

Abu KhalidSuuriya:-Sh.Abu Khaled Al-Suuri ayaa waxaa lagu dilay magaalada Aleppo ee dalka Suuriya waxaana uu ka mid ahaa saraakiisha sare ee Mujaahidiina Ahrar al-Sham waxaa dilay laba ka mid ah Khaawrijta dhibaatada ka wada dalka Suuriya ka dib markii ay weerar is qarxin la beegsadeen xarunta ay lahaayeen Mujaahidiina Ahrar al-Sham .

Mujaahidiinta Ahrar al-Sham oo ka mid ah Jabhadda Islaamiga ee dalka Suuriya ayaa guulo badan ka soo hoysay dagaalka ay kula jiraan dowlada Suuriya ee uu madaxweynaha u yahay Bashaar Asad.Dilka Sh.Abu Khaled al-Suuri ayaa waxaa loo badinayaa in ay ka dambeeyeen kooxda Daacish waxaana socda baaritaano ay wadaan kooxaha Mujaahidiinta ee dalka Suuriya .

Haddaba Muxuu galabsaday Sh.Abu Khaled al-Suuri oo loo dilay waxaa loo dilay markii uu naseexooyin badan u jeediyey kooxda dhaqanka ka dhigtay gaaleysiinta iyo dilka Muslimiinta. Daacishta Suuriyo iyo Daacishta dalka Soomaaliya ayaan waxba ku kala duwaneyn iyaga mar walba laaya Culumada iyo waxgaradka ay is leeyihiin waxay saxayaan qoloociina.

Sh.Abu Khaled Al-Suuri ayaa aad uga digay kooxda Daacish inxiraafka ay ku dhaceen iyo in kooxda Daacish ay laga yaabo in ay ku jiraan sirdoon badan oo u shaqeeya dowlado badan . Sh.Abu Khaled al-Suuri ayaa sidoo kale ka hadlay dilka iyo gaaleysiinta  ay kooxda Daacish ka geysteen dalka Suuriya.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta risaalooyin kala duwan oo uu qoray Sheekh Abu Khaled al-Suuri hadii alle idmo.

Hoos ka Daawo Baaqii iyo Naseexooyinkii dartiis loo dilay alaha u naxariistee Sheekh Abu Khaled al-Suuri

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online