Waa Casharkii Labaad ee Baraamijkii SomSat TV [ Baro Diintaada ] –

February 11, 2014 - Written by Editor

SomalisatLondon:-Waxa marti sharaf qiimo badan ku ahaa oo aan lagu casuumay xarrunta telefishanka caalamiga ah ee Somsattv ee Birmingham Sh Cabdullaahi Xaashi Kheyre Xafidahullaah, oo ah Gudoomiha Arimaha Dacwadda ee Masjid Arraxmah Birmingham. Waa barnaamij loogu talo galay in qofku uu ku barto wax walba oo la halmaalla diintiisa, Culimadda soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba baa barnaamijkan oo uu daadihiye ka yahay Maxamed Ibraahim Cawad Abuuhureyra ku soo casumi doonaa insha Allaah.

Waxa uu barnaamijku baxaa Maalinta Walba oo ah Isniin saacaduna tahay 17:00 pm UK time, Yurubta kalena tahay 18:00 pm, Central USA waa 11:00 am, Wixii suaalo ah waxaad ku soo dirsan kartaan emailka oo ah [[ baro@somsattv.com ]].

Hoos ka daawo Casharkii 2aad ee Baraamijkii SomSat TV [ Baro Diintaada ]

Maxamed Ibraahim Cawad
Daadihiye Somsattv
Birmingham – United Kingdom
baro@somsattv.com

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online