
(April 15, 2015)
Boosaaso:--Nadwadaan oo cinwaankeedu ahaa Manhajka Ehlu sunnaha iyo mowqifka Shiicada uga aadan ayaa waxaa furay Sh. Faarax Maxamed Cajab wuxuuna xusay in culimadu sanadka ay u dooreen cinwaanka ah ma

(April 15, 2015)
Garoowe:-Waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka jiraty degmada Godob Jiraan biyo la,aan baahsan kadib markii uu ka cila doobay ceelbiyood ka jiray Degmada. Ceelbiyood kaan ayaa ah kuwa ugu waa weyn Gobolka

(April 15, 2015)
Muqdisho:-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Waxbarashada Marwo Khadar Bashiir Cali, Wasiirka Batroolka & Macadanta Maxamed Mukhtaar

(April 15, 2015)
Kismaayo:-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxaa maanta ka dhacay Xaflad lagu shaaciyey xubnaha baarlamaanka J/land waxaana ay xaflada ka dhacaday xarunta madaxtooyada maamulka Jubba

(April 15, 2015)
Laascaanood:-Iyadoo todobaadadii u danbeeyey la saadaalinayey inay bilowdaan Roobabkii Gu’ga ay bishaan Abril ee aynu ku jirno waxaa saaka subaxnimadi hore ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobol

(April 15, 2015)
Muqdisho:-Maxkamada derajada 1aad ee ciidamada DFS ayaa maanta xukuno kala duwan oo xabsi sanado ah ku ridey xubno ka tirsan Al-Shabaab kuwaas oo lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin Amniyaadka kooxda

(April 15, 2015)
Cadaado:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegaya in uusan wili furmin Shirka Maamul u sameynta gobalada dhexe waxaana laga soo sheegayaa kala aragti

(April 15, 2015)
Cadaado:-Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in lagu wado in uu maanta halkaas ka furmo Shirka Maamul u sameynta gobalada dhexe waxaa ay kulamo kala duwan haatan u socdaan ergada ku
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|