Daawo Muxaadaraadkii xalay laga jeediyey Nadwada Boosaaso (Daawo)
(April 17, 2016)
Waxaa habeenkii sadexaad si toos ah uga socda magaalada bosaso ee xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka alrowda nadwadii sanadlaha ahayd,cinwaanka muxaadarada ayaa caawa ahaa “dhibaatooyinka carr
Imaankii Masjidka al-Nabawi Al’qari Sheekh Maxamed Ayuub oo geeriyooday
(April 16, 2016)
ALLAHA u naxariistee waxaa maanta geeriyooday magaalada Madina ee dalka Sacuudi carabiya Imaankii Masjidka al-Nabawi Al'qari Sheekh Maxamed Ayuub, Allaha u naxariistee Sheekhu waxaa uu ku dhintay 64 s
Nadwadii 14-aad oo gashay caawa Habeenkii 3aad Masjidka Al-Rowda Ee Boosaaso.[Dhamaad ]
(April 16, 2016)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 14-aad ayaa gashay caawa Habeenkii sadexaad Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso ee xarun gobalka Bari . Nadwadan oo ahayd mid laga socday gudaha dalka iyo dibadiisa ay
Madaxweyne Gaas Magaalada Bahar Daar ee Dalka Ethiopia aga qayb galay shirka Tana Forum[Masawiro]
(April 16, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta 16-April-2016 magaalada Bahar Daar ee dalka Ethiopia kaga qayb galay shirkii sannadla ah
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galey furitaanka shir madaxeedka amniga Afrika
(April 16, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Lev
Nadwadii ka socotay Masjidka Al-rowda Bosaaso oo gashay Habeenkii 2aad Iyo Darsigii Sh.C/naasir Xaaji Axmed.[Masawiro/Video]
(April 16, 2016)
Boosaaso:-Waxaa habeenkii labaad galay nadwa cilmiyeedkii kasocotay magaalada bosaso xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka al rowda,cinwaanka muxaadarada ayaa ahaa “ Akhlaaqda xun iyo muuqaaladee
Fataawa Culamaa 09:00 From Masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso.[Dhamaad ]
(April 16, 2016)
Boosaaso:-Waxaan Shabakada wararka ee Halgan .net ay si maqal iyo muuqaal ah idiinku soo gudbin doontaa hadii alle idmo markay saacadu tahay 09:00 Barnaamij Fataawa Culumaa oo si Live ah uga bixi doon
Sh. Umal oo khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay Nicmada Ilaahay oo lagu shukriyo.[Daawo Video]
(April 15, 2016)
Nairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay Nicmada Ilaahay oo lagu shukriyo. Sheekha ayaa sheegay in diinta islaamka ay meel sare gaarsiisay in qofka muslimka ah uu ku
Nadwo cilmiyeedkii 14-aad oo gashay caawa Hbeenkii Labaad Masjidka Al-rowda Boosaaso.[Dhamaad]
(April 15, 2016)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 14-aad ayaa gashay caawa habeenkii Labaad waxayna si Live uga soctaa Masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari. Nadwadan oo ahayd mid laga socday gud
Madaxweyne Gaas iyo wafdi la socda oo u dhoofay dalka Itoobiya.[Dhagayso]
(April 15, 2016)
gaasGaroowe:-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta oo Jimce ah u dhoofay magaalada Addis Abba ee caasimada dalka Itoobiya isagoo a soo qayb geli doona

« Previous PageNext Page »