Warmurtiyeed laga soo saaray shirka wadatashiga Doorashooyinka ee ka socday Muqdisho
(September 17, 2020)
Muqdisho:-Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayn
Xaflada tababar loogu soo xirayo Ciidanka Puntland oo lagu qabtay Xerada Ciidamada Xorgoble ee degmada Qardho.[Masawiro]
(September 16, 2020)
Qardho:-Waxaa maanata lagu qabtay Xerada Ciidamada Xorgoble ee degmada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar xaflad loogu soo xiraayo tababar Ciidamada Boliska dowladda Puntland ee sida gaarka ah u tab
Wasiirka Maaliyadda Puntland oo soo gaaray Qardho
(September 15, 2020)
Qardho:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Gudoomiyaha Guddiga dib u habaynta Ciidamada Mudane Xassan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ka
Hay’ada Culumada Soomaaliyeed oo si kulul ooga hadlay xeerka jinsiga ee lahor geeyay golaha shacabka.
(September 15, 2020)
Hay'ada Culumada Soomaaliyeed oo si kulul ooga hadlay xeerka jinsiga ee lahor geeyay golaha shacabka. Hoos ka Daawo Shirka Jaraa,id oo ay qabteen Hay'ada Culumada Soomaaliyeed Halgan.net Muqdis
Madwene Farmaajo oo Khadka Taleefanka kula xiriiray Ra’iisul Wasaaraha Suudan
(September 15, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Raiisul Wasaaraha dalka Suudaan Mudane Cabdalla Xamduuk ayaa la wadaa
Madaxweynaha Gal-Mudug oo la kulmay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
(September 15, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa hadal-jeedin ka sameeyey kulan gaar ah oo ay iskugu yimaadeen Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federa
Madaxweynaha Jubaland iyo Wakiilada Beesha caalamka oo kulmay. [Masawiro]
(September 15, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta mar kale waxaa uu kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka gaar ahaan Wakiilka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya James Swan, Safi
Shirka wadatashiga DFS iyo dowlad gobaleedyada oo Furmay.
(September 13, 2020)
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo maa
Madaxweynaha Dowlada Jubaland oo ka qayb galay aaska Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga Sh Shaafi Raabi Kaahin
(September 12, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay Aaska Alle ha u Naxariistee Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland Shaafi Raabi Kaahin. Labada M
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey Geerida Guddoomiyii Rugta Ganacsiga Jubbaland
(September 11, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Shacabka Puntland, iyo kan Goleyaasha Dowladda ayaa tiiraanyada la wadaagay shacabka Jubaland gee

« Previous PageNext Page »