Wafdi ka socoda Qaramada Midoobey oo tegay Baydhabo
(January 14, 2021)
Baydhabo:-Magaalada Baydhabo waxaa maaanta gaaray saraakiil ka socotay Qaramada Midoobe oo ay ka mid ahaayeen xubno ka socda Hay’adaha IOM iyo OCHA. Saraakiisha ayaa la kulmay Madaxweynaha Dowlad G Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Dr. Yaasiin Faarax Cartan
(January 14, 2021)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril ayaa waxaa uu ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Allaha u naxariistee Wasiirkii hore ee Caafimaadka Da Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo kulan la qaatay Culimada iyo Issimada dhaqanka Puntland.[Video]
(January 14, 2021)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Culumada magalada Bosaaso iyo qaar ka mid ah Issimada Dhaqanka Puntland kaas oo looga Hadlayey S Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo gaaray Baydhabo.[Masawiro]
(January 14, 2021)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta gareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxa uu kulan kula qaatay Wa Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirka Golahiisa xukuumada.
(January 14, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah. Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mud Madaxweynaha Jubbaland oo shir gudoomiyey shirka Golahiisa xukuumada.
(January 14, 2021)
Kismaayo:-Shirka Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qabsoomey hoolka madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo xoghaye ku meel gaar ah u magacaabay Degmada Gaalkacyo
(January 13, 2021)
Garowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa Degmada Gaalkacyo u magacaabay Xoghaye ku meel gaar ah. Xeer Wasiir L Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo
(January 12, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr - 02, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kala diray Golaha deegaanka Gaalkacyo
(January 12, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 01, ku kala diray Golaha Deegaanka degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowladda Pun Beesha caalamka oo war ka soo saartay muranka doorashada Soomaaliya
(January 12, 2021)
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka waxay aad uga walaacsan yihiin is-mari-waaga ka taagan hirgelinta hanaanka doorasho ee 17-kii Sebtember ku heshiiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdu
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|