Howl galo caawa ay Ciidamada Madaxtooyadu ka sameeyeen Boosaaso.
(January 11, 2021)
Boosaaso:-Howgal uu hogaaminayey Taliyaha Ciidamada Booliska Gobalka Bari oo ay qeyb ka ahayeen Ciidamada Madaxtooyada Dowlada Puntland ayaa caawa laga sameeyey magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Ba
Madaxweynaha PL oo guddi u magacaabay Cabashooyinka la xiriiri Shillin Soomaaliga.
(January 10, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddi kasoo tala bixiya cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga. Guddiga ayaa ka kooban: Madaxweynihii Hore
Guddoomiyaha golaha Aqalka sare JFS ”Ma jirto wax Jawaab ah oo uu nagu soo celiyey Madaxweynah Gal-Mudug”
(January 10, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa saaka soo saaray warsaxaafadeed uu ka hadlayo go’aankii doorashada ee ka soo ba
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo kana hadlay khilaafka doorashooyinka dalka.[Video]
(January 10, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweynaha ayaa sh
Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyay Shir gaar ah oo looga hadlay xal u helida cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga.
(January 10, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayo xal u helida cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga. Kulanka
Gudoomiyaha Gobolka Karkaar oo Baaq ka soo saaray Colaada ka soo cusboonaatay Degmadda isku-shuban ee Gobolka Bari
(January 9, 2021)
Qardho:-Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye ayaa waxaa uu Baaq nabadeed ka soo saaray Colaada ka soo cusboonaatay Degmadda isku-shuban ee Gobolka Bari. Gudoomiyaha Gobolka Karkaar ayaa
Madaxweynihii hore ee DFS Xassan Shiikh Mohamuud oo ka horyimid go’aankii Doorashooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.[Video]
(January 9, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Mohamuud oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay go'aankii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku go'a
Afhayeenka Midawga Musharxiiinka oo goor dhawayd shir ja’raaid ku qabtay Garoowe.[Video]
(January 9, 2021)
Garoowe:-Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo ah Afhayeenka Midawga Musharxiiinka ayaa waxaa uu goor dhawayd ku qabtay shir jaraa'id magaalada Garoowe waxaan uu uga hadlay go'aan uu saaka shaaciyey Ra’iisul
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya doorashadu waxay ku dhacaysaa Waqtigeeda.[Video]
(January 9, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Koonfur Galb
Puntland oo xustay sanad guuradii labaad ee markii la doortay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.[Masawiro]
(January 9, 2021)
Garoowe:-Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland waxaa caawa lagu qabtay munaasadda xuska 8-da January sanad guuradii labaad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenk

« Previous PageNext Page »