Ra’iisul Wasaaraha JFS oo dib u celiyey safiiro uu magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya.
(January 7, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dib u celiyay ilaa 12 Safiir, oo maanta si rasmi ah uu u magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibedda, dowladda Federaa Madaxweynaha Puntland Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland.[Masawiro]
(January 7, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni, ayaa maanta waxaa uu Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland. Shirka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madax Madaxweynaha PL oo daahfuray Ololaha Qof iyo Foosto oo daamur loogu ururinayo dhameystirka Waddada Ceeldaahir-Ceergaabo.[Video]
(January 6, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Ololaha Qof iyo Foosto oo daamur loogu ururinayo dhameystirka Waddada Ceeldaahir-Ceergaabo. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ka qeyb galay Shirweynaha Dhaqaale Ururinta dhammeystirka Waddada Ceeldaahir Ceerigaabo.
(January 6, 2021)
Garoowe, January 6, 2021: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo ku xigeenka 1aad Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman ayaa ka qeyb galay Shir DFS oo bogaadinaysa Dadaallada Amiirka Kuweyt ee la isugu soo dhaweynayo Dalalka Khaliijka
(January 5, 2021)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuweyt ee ku saabsan miro-dhalka dadaallada dib u heshiisiinta Boqortooyada Sucuudiga iyo Dow Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland oo magacaabay Xisaabiyaha Gobolka Nugaal iyo ku xigeenkiisa.
(January 5, 2021)
GAROOWE:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa magacaabay Xisaabiyaha gobolka Nugaal, ku xigeenkiisa iyo La-taliyaha Arrimaha Cashuuraha. Qoraalka hoos ka daal Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa daah-furay Madasha Wadatashiga ee ka hortagga Nafaqo darada.
(January 3, 2021)
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Madasha Wadatashiga ee ka hortagga Nafaqo darada. Kulanka oo uu soo qabanqaabiyey mashruuca ka hortagga Ra’iisul Wasaaraha JFS oo booqday shaqaale dhisayey jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye oo Qarax lala beegsaday.[Masawiro]
(January 2, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa caawa isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ku booqday shaqaalo ka shaqey Khudbadihii Madaxdu ka jeedisay xiritaankii Shirka Heritage ee magaalada Garoowe.[Video]
(January 2, 2021)
Garoowe:-Waxaa maanta ku soo xirmay magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland madasha aragti-wadaaga ee ay soo qaban qaabiyeen Machadka Heritage waxaan uu shirku socday mudo 3 maalin ah. Shirka m Hadaljeedinta: xiritaanka doodaha Aragti-wadaaga ah ee Machadka Heritage.[Video]
(January 2, 2021)
Garoowe:-Waa Hadaljeedinta: xiritaanka doodaha Aragti-wadaaga ah ee Machadka Heritage oo ilaa 3 maalin ka socday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,doodaha Aragti-wadaaga ah ee Machadka Heritage ay
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|