Ciidanka Booliska ee Gobolka Cayn oo lagu dhaweeyay magaalada Buuhoodle.[Video]

November 29, 2021 - Written by Editor

Buuhoodle:-Masuuliyiin ka Tirsan Golayaasha Dawladda Puntland oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska ee Gobolka Cayn ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Buuhoodlle.

Waftiga oo ay kamid yihiin Xildhibaan Axmed Xariir Gaas xildhibaan C/risaaq Maxamed sahal ,Xildhibaan Cabdirahmaan Axmed Aden iyo Wasiiru Dowlaha Qorshaynta Cabdiraxman Caydiid iyo saraakil sar sare oo Ciidamada Booliska ah ayaa si wahn loogu soo dhaweeyay magaalada Buuhoodle.

Waftiga ayaa hormuud u ahaa Guutooyin ka Tirsan Ciidamada Booliska kuwaa oo dhawaan Madaxweynaha Dawladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni tababar ugu soo xiray xerada Xorgoble ee Magaalada Qardho, Waxgaradka ,cuqaasha iyo qaybaha bulshada Buuhoodle ayaa si diirran usoo dhaweeyay Ciidamada iyo Masuuliyiinta dawladda.


Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online