Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo la kulmay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee Puntland Guy Griffin.[Masawiro]

November 30, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa Aqalka Wakiillada ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee Puntland Guy Griffin.

Kulanka Guddoonka iyo Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee Puntland ayaa looga wada hadlay arrimaha siyaasada iyo doorashooyinka Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya waxaana ka qeybgalay Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada DPL Cabdirisaaq Xiddig Warsame iyo saraakiil ka tirsan xafiiska Qaramada Midoobey ee Puntland.

DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,852 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>