Issimada Gobolka Bari oo ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka dhex taagan Puntland iyo PSF.[Dhagayso]

November 27, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Kulan ay maanta oo Sabti ah yeesheen qaar ka mid ah isimada gobolka Bari ee Puntland ayey kaga hadleen xiisadda ka aloosan xilwareejinta agaasimaha cusub ee madaxweynaha Puntland dhowaan u magacaabay hay’adda PSF. Dhworkii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa kor u sii kacayay muranka ka taagan xilka qaadista agaasima hey’adda PSF, iyadoo hay’addu ay xil ka qaadistan ku tilmaamtay mid sharciga baalmarsan.

Isimadda gobolka Bari ayaa ku baaqay in la dejiyo xaaladda lana ilaaliyo nabadgelayda magaaladda Boosaaso oo ay ku nool yihiin dad shacab ah oo fara badan.

Wariyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa war-saxaafadeedka Isimadda gobolka Bari ka waraysatay Beeldaaje Yaasiin Cal-Bari, waxayna ugu horeyn weydiisay waxa ay isimadu shirkooda jaraa’id uga hadleen?

VOA

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online