Madaxweynaha Jubaland Ahmed Madoobe oo gaaray Garoowe.[Video]

November 15, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Dhinac kale Garoowe: 15 November 2021: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maanta booqasho ku yimi Garoowe.
Kulanka booqashada iyo salaanta ah waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>