Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Hirshabeele oo kulan la qaatay waxgaradka Degmada Balcad.[Masawiro]
November 11, 2021 - Written by EditorBalcad:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Iyo Raisul Wasaaaha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmada balcad. Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Raisul Rooble ayaa xog wareystay bulshada iyo maamulka Degmada iyagoo ka dhageystay baahiyaha ka jira degmada ee u baahan in wax looga qabto
no images were found
-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA
DOWLADDA HIRSHABEELLE.