Ra’iisul wasaarihii hore JFS Dr.C/wali Gaas oo ka hadlay qaabka Doorashada u bilaabatay iyo Xiisada Boosaaso.[Video]

November 28, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. C/wali Gaas ayaa waxaa uu dhaliilay u soo jeediyey qaabka ay hadda u socoto doorashada Aqalka Hoose isagoona dhaliisha u soo jeediyey Ra’iisul wasaare Rooble iyo Maamul gobolleedyada bilaabay doorashada Aqalka hoose.

Dhinac kale Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdi wali Gaas ayaa baaq ka soo jeediyey is khilaafka ka dhex aloosan Madaxtooyada Puntland iyo Saraakiisha Ciidamada PSF.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online