Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland oo gaaray Boosaaso.[Video/Masawiro]

November 17, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi Iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa lagu so dhoweeyay magaaladda bossaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi oo ay safarka ku weheliyaan Hogaanka Dembi Baarista (C.I.D) ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland S/Guuto Cumar Cabdi Cilmi iyo Taliyaha Qaybta Gobolka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa saraakiisha kala duwan ee ciidamadda Boliska gobolka bari kusoo dhoweeyeen Kantaroolka magaaladda.

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland s/guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa saraakiisha ku bogaadiyay shaqada wanaagsan ee ay bulshada u hayaan isagoo kula dardaarmay in ay si masuuliyad leh ay uga wada shaqeeyaan adkaynta iyo xoojinta amniga deegaanada Puntland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>