Wasiirka warfaafinta XFS Cusmaan Dubbe oo ka tacsiyeey dilka agaasimihh Radio Muqdisho Cabdicasiis Afrika.[Video]
November 20, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Wasiirka warfaafinta XFS Cusmaan Dubbe ayaa ka tacsiyeeyey geerida Allaha u naxariistee Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Cabdicasiis Afrika) oo caawa lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho, sidoo kale wasiirka ayaa caafimaad u rajeeyey Agaasimaha TV-ga Qaranka Sharma’arke Maxamed Warsame iyo Cabdulqaadir Dhagaxow oo dhaawacyo ay ka soo gaareen qaraxaas. Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Halgan.net